Hargeysa (Saxilnews) Gudoomiyaha hayada baadhista masiibooyinka dabiiciga ah mudane Maxamed Muuse Cawaale ayaa sheegay in ay wadanka ku barakaceen dad gaadhaya ilaa hal malyan iyo badh.
Waxaanu sheegay in dadkan loo baahan yahay in loo sameeyo goobo ay degaan, oo wax loogu qaybiyo hadii ay abaartu sidan ku sii socoto
Halkan Ka Daawo