Hargeysa (Saxilnews):-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaauu saaka booqasho lama filaan ah uu ku tagtey xarunta dawlada hoose ee magaalada Hargeysa .
Madaxweyne ku xigeenka oo ay wehelinayaan wasiir ku xigeeno iyo masuulyiin kale oo ka tirsan mashruuca JPLG ayaa waxaa ay kulan la yeesheen masuulyiinta dawalda hoose