Daawo:- Wareysi Uu Dhawaan Saxafiga Xamse Maxamed Oo Ka Hawl Gala Telefishanka Al Jazeera Ka Qaaday Afhayeenka Ururka Al-Shabab .

0
21

Hargeysa (Saxilnews):- Saxafiga caanka ah ee Xamse Maxamed isla markaana ka hawl gala

telefishanka caalamiga ah ee Al Jazeera ayaa waxaa uu dhawaan isaga oo ku sugan dalka Soaliya uu wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya uu la yeeshay afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere

 

Wareysigan ayaa waxaa uu sheekh Cali Dheere afhayeenka ururka Al-shabaab kaga hadley arimo badan oo ay ka mid yahiin sababaha ay u qarxiyaan hotelada ay dadka shacabka ahi degan yahiin , arimaha doorashooyinka Somaliya iyo argtida ay Al-Shabaab ka qabto qoodnada haweenka ee la siiyey boqolkiiba soddoon

Waxaa xusid mudan markii uu saxafiga Xamse Maxamed uu wareysigan ka soo qaaday  afhayeenka ururka Al-shabab ay ciidanka dawlada Somaliya ka war heleen isla markaana ay ku qabteen duleedka Afgooye oo uu magaalada Moqdisho ku xidhnaa dhawr cisho .

Halkan Hoose Ka Daawo Wareysigan oo dhameystiran

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here