Hargeysa (Saxilnews):- Qaar ka mid ah madax dhaqameedka iyo aqoonyahanka beelaha Isaxaaqoo maanta warbaahinta la hadley waxaa ay si kulul uga jaawabeen hadalo maalintii shalay ahaa ka soo yeedhay Suldaan Habaar
Madax dhaqameedkan iyo aqoonyahankani waxaa ay sheegen in raali galin ay u dirayaan Cabdiraxmaan Ciro oo uu masuulkani shalay eedeymo u jeediyey waxaana ay xusen in eedamaasi cid la qabtaa aanay jirin oo ay kaligii ku kooban tahay
Dhinca kale waxaa ay balan ku qadeen madax dhaqameekdani in aanu Muuse Biixi iyo xisbiga Kulmiye aanu hal cod ka heli doonin beesha ay ka soo jeedan sababteedana uu tunka u ridan doono suldaan Habaar
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=Q5i6E0rEyQM