Hargeysa(Saxilnews):- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Faratoon Ayaa Ka Hadlay Dad Ay Ciidamadda Booliska Somaliland Shalayto Ku Kala Qabteen Magaalooyinka Hargaysa Iyo Barbara.
Wasiir Fartoon Oo Uu La Xidhiidhay Warayska Geeska Africa Ayaa Uu Sheegay Wasiirku In Ay Jirto In La Qabqabtay Eedaysanayaashan,
Mar La Waydiiyay Tiradda Dadka La Qabtay Waxaa Uu Sheegay In Aanu Hadda Ka Hor-Dhacay Baadhisna Socoto,
Waxaanu Sheegay In Ciidanka Boolisku Ay Xaq U Leeyahiin In Ay Xidhaan Baadhisna Ku Sameeyeen Cid Kasta Oo Ay Ku Tuhmaan Nabadgalyo Daro Waxaan Ugu Baaqay Shacabka In Ay Kala Qayb Qaataan Illaalinta Nabadgalayadda.