Mishiino Ay Wakaaladu Leedahay Ayaa Soo Gaadhay Dekeda Berbera Iyo Mareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera Oo Ka Hadlay

0
22

Berbera (Saxilnew.com)-Maamaulka Gobolka Iyo Degmada Berbera iyo Maamulka Dekeda berbera oo ay weheliyaan Maamulka Wakaalada Biyaha Berbera ayaa manta ka hadlay mishiino dab dhaliyayaal oo ah oo soo gaadhay dekeda berbera kuwaasi oo ay leedahay wakalada biyaha berbera waxaana loogu tallo galay inay ka qayb qaateen biyo balaadhinta berbera ee ku hawlan yihiin Masuuliyiinta wakaalada Biyaha Berbera Mareeyaha Guud Ee Wakaalada Biyaha Kayd Cabdilahi Xandule ayaa sheegay inay wax wayn ka taridoonaan dhinaca biyo soo saarka maadama ay magaalada berbera ay sii fidayso loona baayahay inay biyo ku filan hesho waxaa hadalkaasi mareeyaha wakaalada biyuhu yidhi marya dul joogeen goobta ay yaalan mishiinada cusub ee wakaalada Biyaha Berbari

Waxaa intaasi Raaciyey inay si deg deg ah u hawlgeli doonaan mishiinadan cusub maamulka biyaha berbera aya horumar balaadhan kusameeyey guud ahaanba wakaalada Biyaha Berbera oo ah meesha kaliya ee ugu xasaasi san magaalada Berbera loona baayahay in la wada ilaaliyo oo gaan yahaha layska taago

Halakn hoose ka daawo Sawirada Mishiinada Cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here