Hargeysa(Saxilnews) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Sweden oo socdaal ku yimi dalka Somaliland ayaa maanta khudbad ka jeediyay golaha wakiilada Somaliland oo ay fadhiyeen mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland,waxaana uu xildhibaanku ka hadlay sababaha uu u yimi dalka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=2f7S24_KZ1o