Hargeysa(Saxilnews)Wasiiru dawlaha wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland Cabdirashiid Riyo-raac ayaa ka hadlay socdaalka uu madaxwaynaha dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ku marayo deegaano ka tirsan gobolada bari ee Somaliland,sidoo kalena waxa uu ka hadlay xanuuno la sheegay inay ka dilaaceen deegaanada ay abaartu ka jirto ee gobolada bariga Somaliland
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=3iQ85k6g-28