Daawo:-Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadley Qodobada Ka Soo Baxay Wada Hadalada Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo

0
23

Hargeysa (SaxilNews):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaawaxaa uu ka hadley qodobo ka soo baxay wada hadaladii Somaliland iyo Maamulka Khaatumo .

Faysal Cali Waraabe waxaa uu sheegay in heshiisani uu yahay mid hor dhac isla markaana u sii golgol xaadhaya shirka loo balamey in uu qabsoomo bisha labaad ee sanadka 2017 .

Sidoo kale gudoomiye Faysal waxaa uu sheegay in kulanka danbe uu ka dhaci doono dalka Ethopia ama dalka Imaaradka Carabta

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=rwPYuSkwbr8

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here