Daawo:-Saladiinta Borama Oo Shaaciyey In Ay Kalsoonidii Kala Noqdeen Gudoomiyihii Dhaqanka Awdal Suldaan Dhawal Iyo Sababta

0
20

Hargeysa (Saxilnews):- Qaar ka mid ah saladiinta beelaha Samaroon gaar ahaan beesha Makaahiil oo maantawarbaahinta kula hadley magaaalada Borama ayaaa waxaa ay shaaciyeen in ay kalsoonidii kala noqdeen gudoomiyihii dhaqanka gobalka Awdal Suldaan Dhawan

Saladiintan ayaa waxaa ay faah faahiyeen sababta ay kalsoonidii ugala noqdeen Suldaan Dhawal waxaan ay sheegen in suldaanku siyaasadii dhex galay oo uu dayacay hawlihiisii isla markaana si cad u shaaciyey in uu siyaasi yahay oo uu dhincii siyaasad dawlada iyo xisbeeda kulmiye ku  biiray .

Sidoo kale madax dhaqameedkani waxaa ay shaaciyeen in aanay jirin gudi ay leedahay beesha Samaroon uu uu gudoomiye ka yahay Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal .

Dhinca kale waxaa ay sheegen saladiintani in la sameeyey gudi gaar oo ay ku mideysan yahiin beelaha Makiil oo gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeenba leh

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=JvNZfYZMSGw

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here