Hargeysa (Saxilnews):- Badiba Wasiirada , wasiir ku xigeenada , agaasimayasha , baadhisaabada dalka, maamulayaasha ayaa waxaa ay maanta ka qeyb galeen xaflad fooladeyn ah oo xisbiga Kulmiye u sameeyey dhalinyarada xili dalka ay ka jirto abaar ba,an oo sameyn ku yeelatey dad iyo duunyabada .
Sidoo kale masuulyiintan camiraayey munaasibada Kulmiye u qabtey dhalinyarada ayaa waxaa ay soo faaruqiyeen isla markaana haawanaya xafiisyadoodii .
Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu u muuqdaa mid aan la dareen aheyn bulshadiisa dhibaateysan ee ay abaaraha xoogani ku dhufteen isla markaana uu waxaa uu mashquulay tumadashada xaflado gaar ah
Shabakada Ilaysnews.com waxaa ay idin soo diyaarisay qaar ka mid ah sawirada , magacyada iyo xilka ay qaranka u hayaan masuulyiintaas xafiisyadoodii haawanayo ee ka qeyb galay xaflada fooladeynta ah ee xisbiga Kulmiye .