Adis-Ababa (Saxilnews) Waxaa Saaka Si rasmiya Uga Furmaya Magalada Adis-Ababa ee caasimada dalka Itoobiya wada hadalkii u dhaxeeyay Somaliland iyo maamulka Khaatumo.
Wada hadaladan u dhaxeeya labada dhinac ayaa si degan ku bilaab waxaanay ahaayeen qodobada laga wada hadlayay qaar siweyn leysula fahmay wixii wara ee danbe waxaanu idiinku soo baahin doona intaa aanu baahintayadan ku guda jiro
Waxaanay kala yihiin xubnaha Somaliland uga qayb galaya wada hadalada sidan:—
1.Wasiirka Arrimaha Debedda
Sacad Ali Shire
2. Gudoomiyaha xisbiga Ucid
Faysal Ali Waraabe
3. Wasiirka Waxbarashada
Abdillaahi Habane
4. Wasiirkii hore Maaliyada
Cawil Ali Dualle
5. Gudoomiyah Koowaad ee
xisbiga Kulmiye
Mohamed Kaahin Ahmed.
6.Wasiirka Beeraha
Dr Maxamed Aw. Daahir
Sidoo kale xubnaha u mataleya wada hadalada khaatumo iyaguna waa sidan:—
Maxamed Sheekh Cumar Xasan
Maxamuud Ismaaciil Shabac
Axmed Xaaji Cali
Bayaar Mahdi
Cali Ciise Cabdi
Cabdikariin Xasan Jamac
Cabdirashiid Maxamed Faarax
Abshir Cawil Cabdi Dhiif
Xigasho Hangoolnews.com