Hargeysa(Saxilnews) Run Ahaantii Ma Sahlana Marka Laga Hadlayo Siyaasadda Qaran Ee Laga Yeesho Dhalinyaradda Iyo Ubaxa Waddanka.
Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo Ayaa Wakhtigii Uu U Ordayay Hanashadda Kursiga Ku Muddo Dhaafay Waxaa Uu Ku Ololayn Jiray In Uu Wax Ka Qaban Doono Dhibaatooyinka Dhalinyaradda Somaliland, Hadday Tahay Dhinaca Ciyaaraha Waxbarashadda Iyo Kobcinta Garaadka Maskaxdooda.
Sidda Aynu Ka War Qabno Waxaa Jira Wasaaradda U Xilsaaran Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Somaliland,
Waxaynu Eegi Doonaa Intii Xukumaddan Siiraanyo Jirtay Waxyaabaha Ay Qabatay, Halka Ay U Liidato Iyo Madaxfwayne Siiranyo Waxyaabaha Ugu Qorshaynaa Wakhtigii Uu Mucaaridka Ahaa Iyo Imika Oo Uu Madaxwayne Yahay, Kulmiye Muxuu Ka Aaminsan Yahay Dhalinyaradda Iyo Waliba Ma Loo Macagaabaa Wasaaradda Dhilinyaradda Iyo Ciyaaaraha Masuuliyiin Aqoon Iyo Waayo Aragnimo U Leh Shaqadda Ama Heer Kooda Aqooneed Lagu Qiimeeyay.