Musharaxa Labaad Ee U Tartamaya Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya Ayaa Sheegay In Midnimada Umada Soomaaliyeed Ay Ka Wada Hadleen Siyaasiyiin Uu Sheegay Inay Joogaan Magaalada Hargeysa

0
20

Hargeysa(Saxilnews)– Musharaxa Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mida siyaasiyiin u tartamaya doorashada aqalka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in midnimada Somaliland iyo Soomaaliya uu kala hadley siyaasiyiin Jooga magaalada Hargeysa.
Ugu horeyn Siyaasi Cabdiraxmaan isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Somaliland iyo Soomaaliya wax wada hadal ah oo rasmiya may galin sidaanu qabno, Annagu (Xisbigayaga) waxaanu qadiyadda iyo midnimada Soomaaliya kala hadalnay siyaasiyiin ku sugan gudaha magaalada Hargeysa ee caasimada Jamhuuriyada Somaliland ”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here