Hargeysa (Saxilnews):- Qaar ka mid ah madax dhaqameedka iyo aqoon yahanka ka soo jeeda beelaha
dega gobalka Saaxil ayaa waxaa ay eedeymo culus hawda u mariyeen gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj.Muuse Biixi .
Masuulyiintan ayaa waxaa ay sheegen in Muuse Biixi uu u raacay xukuumada oo ay cabashooyin ka tirsanaayeen isla markaana kala qeybinta beelaha dega gobalka Saaxil uu Muuse hormood ka ahaa.
Sidoo kale madax dhaqameedkan iyo salaadiintan waxaa ay sheegen in aanu musharax Muuse Biixi wax cod ah ka heli doonin deeganada ay ka soo jeedan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan