Hargeysa (Saxilnews):- Hogaamiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oomaanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu hanjabadii abid ugu cusleed hawda u mariyey xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye .
Sidoo kale Muddane Xirsi Cali Xaaji Xassan Waxaa uu sheegay hadii la helo wax masuq Maasuq ah oo uu sameeyey intii uu waday wadada Ceerigaabo uu jeelka is dhigi doono.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=9GEb9BM4ztA