Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Rajada Ay Ka Qabaan Wada Hadalkii U Socday Garabka Jamaal

0
15

Hargeysa (Saxilnews) Guddoomiye ku-xigeenka koobaad ee xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka haddlay waddahad daladii u dhaxeeyay iyaga iyo garabka uu hogaamiyo Jamaal Cali Xuseen.

Maxamed Kaahin Axmed gudoomiye ku xigeenka koobad waxaa uu sidaasi ka sheegay shirjaraa,id oo uu maanta ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiga kulmiye.

Gudoomiye Maxamed Kaahin Axmed isaga oo ugu horeyn arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “SidaAynu la waddasoconayberyahanXisbiga KULMIYE , waxa ay waddahaddalwadeen u socdamuddolabamaal-mood ah garabkaXisbiga UCID ee Jamaal Cali Xuseen ergo ka socoto iyo ergo ka socota Xisbi KULMIYE  ayaa wadda hadlaayey sifiican ayaanu u waddahaddalnayoo wax dhib ah iyi wax isa seeg ah oona gahoryimiaanayjrin,”

Gudoomiyuhu isaga oo hadalkiisa siiwata waxaa uu intaas raaciyay “Wada haddalkoodaanaguwaxaanu ahayn xubno kas ocda Xisbiga KULMIYE  iyagana waxaanu kula haddlaynay iyagaoo ah garabka Jamaal Cali Xuseenooaanusidaa u aqoonsanayhay, waddahaddaladunasiaad u fiicanayeynoogusocdeen, meelfiicanayaanydhignay,hawlokaleiyowaddahaddalo kale , waxaananu rajeynaynaa in wada hadalad noo socday ay noqdaan qaar midha dhala”

Maxamed Kaahin waxaa uu xusay in ay laba garab u wada hadlayaan “Wax dhib ahi ma jiraan wixii soo baxana wadda haddalk aanu ku dhammaysanay na si wanaagsan ayaanu uga wada hadalay garabkan uu hogaaminayo Jamaal cali xuseena waxaanu u aqooonsanahay garab, laba garab ayaananu u wada hadleynaa”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here