Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasiga Xussen Xoog ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadley gudoomiyaha cusub ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde waxaana uu sheegay in uu yahay shaqasi ku haboon in uu kursigan ku fadhiisto
Sidoo kale Muddane Xussen Xoog waxaa uu hanbalyo u diray Musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi Cabdiraxmaan Ciro oo isagu kursigan uga kacay xildhibaan Cabdiqaadir Jirde.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=X7-TL6-Ebwc