Berbera (Saxilnews.com)-Wasiirka Wasaarada Khayraadka Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac Ayaa Munaasibad Balaadhan Oo Qado Sharaf Ah u Sameeyey Madaxweyne Xigeenkii Hore ee Maamul Goboleedka Puntland Abdisamad Ali Shire.
Hargaysa(HN)Wasiir Xigeenka Wasaarada Khayraadka Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac Ayaa Munaasibad Balaadhan Oo Qado Sharaf Ah u Sameeyey Madaxweyne Xigeenkii Hore ee Maamul Goboleedka Puntland Abdisamad Ali Shire.
Munaasibada Waxaa KAsoo qayb galay Masuuliyiin Kala Duwan oo Ka tirsan Xukuumada Somaliland Isla MArkaana Ay ka mid ahaayeen
Qado Sharafeedkaas Waxa Ka Soo Qaybgalay Madaxda Hoos Ku Qoran .
…1)Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon)
Wasiir Ku Xigenka Duulista Iyo Hawada Guuleed Maxamed Shire
3)Abaan Duulaha Ciidanka Qaraka Saleebaan Barre 4)
Agasimaha Guud Qandaraasyada Qaranka Jabarti Xasan Saadle
5)Genarel Boodhe Oo Ka Ah Xubin Gudiga Darajo Siinta Ciidamada Qaranka
6)Dr Abdi Cawil Baraar
7)Maxamuud Garaad Maxamed Oo Ah Gudoomiye Ku Xigeenka Komishanka Xuquuqu Iisaanka Somaliland Iyo Rag Badan Oo Mug Iyo Miisaan Ku Leh Beesha Dhexdeeda