Hargeysa (Saxilnews):- Maalintii dhaweyd ayey aheyd markii madaxweyne ku xigeenka Somaliland uu hotel ku yaala magaalada si lama filaan ah uga dhex toosay isla markaana uu dadkii wax ka cunaayey uu la fadhiistey kana qadeeyey hotelka .
Madaxweynaha ayaa waxaa uu sameyey ficil dad badani wax iska weydiiyeen oo ah isaga oo qasabadii biyaha ee laga faraxalaaneyey ee hotelka dul taagan uu ku faraxashey cagad biyaha ee munisaxada ah ee biyaha sifeysani ku jiraan
Akhriste sidee ayey arintaasi kuula muuqaata in biyo la,aan baahsani ay caasimada Hargeysa ka jirto iyo in madaxdii ugu sareysay dalku ay biyo sifeysan ku faraxalanayaan