Hargeysa(Saxilnews) Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” ayaa ka hadlay muranka dhulalka ee soo noqnoqda,xaaladihii u danbeeyey ee degmada Ceel-afwayn iyo deegaanadii shaqaaqadu ka dhacday iyo waliba xaalada amaanka ee dalka.Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=kPaWi9kKCl8