Saxafiyiinta Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xadhiga Lagula Kacay Wariye Axmed Muuse Sakaaro Oo Muddo Laba Todobaad Ah Ku Xidhan Magaalada Burco

0
17
Hargeysa(Saxilnews) -Saxafyiinta ka hawl gasha gobolka togdheer ayaa maanta si adag uga hadlay xadhiga ay xukuumaddu kula kacday saxafi Axmed Muuse Sakaaro oo muddo 17 cisho ah ku xidhan magaalada burco,iyaga oona fariin baaq ah u direy xukuumadda iyo laamaha cadaalada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=rKqgR54eTHI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here