Waa Kuwee Shaqsiyadka La magac Baxay Is-bahaysiga Kulmiye Ee Ku Beeray Waddani?

0
21
Saxilnews.com-Waa kuwee shaqsiyadka la magac baxay is bahaysiga kulmiye ee ku beeray waddani? Ugu horayn waxaynu maqalkan ku eegi doonaa Mohamed bixi yonis Mohamed bixi yonis waxa muuqalkisa iyo maqalikisa dadka ugu horaysay Markii madaxweyne siranyo uu magacabay wasirka arimaha dibad inti ka horaysay Way yartahay dadka aqoonta uu lahaa marka laga reebo shaqasiyad kooban oo marka aqoon fiican uu leh dadka reer Somaliland waa dad inta badan ku can ah kaftan iyo magac uu samaynta Siyaasinta reer Somaliland markay garan wayeen halku ninkan ka soo galay siyaasada Somaliland waxay uu bixiyeen magac dadka intoda badan la dhaceen ( Jug so dhacay) markad u firsato am ad ka boogato tariikhada Mohamed bixi yonis waxa arki karta inu yahay qof ku cusub siyaasada somaliland barbarad am raad qaad ku ah siyaasada Somaliland wuxu ahaa shaqasiyad lo han weyn markii isku uu madax weyne siranyo sameyay isku bedalka golaha wasirada ee laga dhex arkay magacisa lkn dadki marka la dhacsan am u han weyn qabayn inu waxa badan ku soo kordhin karo dalka wuxu ka dhigay rajadi ay ka qaban hal bacad lagu liisay waxanu noqoday qof lagu guuro oo dhinci la doono lo wato oo hadh cad oo dadku indhoohod shan yihin iska cararay xilki uu umad uu hayay rabayn inay dalka bur buriyan lkn ay u surto gali wayday Hadab markad akhirasto tariikhtisa am ad aragto waxad odhan kartaa waa siyaasi weyn lkn sided moodayso mahaa waa qof siyaasada Somaliland ku soo galay weyn Siyaasada somaliland waxay u bahan tahay qof ku barbaray siyaasada lafteeda Una dhabar adayga waxa caqabad ah ee ka hore yimida Bal ila wadaag tariikhdiisaa Waa Kuma Maxamed Biixi Yoonis ? Maxamed Biixi Yoonis wuxuu sannadkii 1947-kii ku dhashay magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa, isagoo dugsigii hoose ku bartay magaalada Hargeysa, dugsiyadiisii dhexe ayuu ka baxay dugsiyada Sheekh isagoo kii sarana ku bartay dugsigii sare ee Camuud. Wuxuu sannadahii 1970-naadkii shahaado sare ka qaatay dugsigii tababarka macalmiinta ee magaalada Hargeysa oo uu ka qaatay shahaadada (High Diploma), wuxuuna ka noqday magaalada Hargeysa macalin wax ka bara, sannadahii 1971-kii ayuu waxbarasho sare ka hellay dalka maraykanka isagoo waxbarasho ka hellay jaamacadda weyn ee Harvard University. Jaamacadda Harvard University ayuu Degree-giisa hore wuxuu ku qaatay barashada culuumta siyaasadda iyo xidhiidhka caalamiga ah, isagoo sidoo kalana qaatay shahaado kale oo Bachelor ah oo isla jaamacadda Harvard University uu ka qaatay culuumta maamulista dhaqaalaha, isla jaamacadda Harvard University ayuu ka qaatay shahaado sare (Master Degree) oo ah cilmiga maamulista arrimaha bulshada iyo siyaasadda (Master Degree of International Relations, Political Science and Public Relations Management) Sannadahii 80-maadkii Maxamed Biixi Yoonis wuxuu ku biiray bangiga horumarinta Afrika ee loo yaqaano (African Development Bank) isagoo muddo dheer ka soo shaqeeyey bangigaasi kana soo qabtay xilal ay ka mid yahiin madaxa Bangiga ee dalalka Beriga Afrika, madaxa maalgelinta ee baanka (head of Investment), madaxa maamulka daymaha ee Bangiga, isagoo noqday madaxii xidhiidhka siyaasadda ee Bangiga ADB. Badhtamahii 90-naadkii ayaa Maxamed Biixi Yoonis waxaa loo magacaabay madaxii qaybta hawlaha ee qaramada midoobay u qaabilsanayd barnaamijkii qaramada midoobay ee Beriga dhexe, isagoo saldhigiisuna noqday magaalada Beirut ee dalka Lebnan. sannadkii 1999-kii ayaa loo magacaabay agaasimahii fullinta ee hawlgalkii qaramada midoobay ee Lebnon iyo Israel, wuxuuna madax ka noqday xafiiskii qaramada midoobay ee magaalada Televiv ee caasimadda dalka Israel, wuxuu sidoo kale noqday danjirahii xoghayaha qaramada midoobay ee Lebnaan iyo Israel. Sannadkii 2002-dii wuxuu noqday madaxii haayadda u qaabilsan qaramada midoobay hawlaha nabadaynta iyo xallinta khilaafaadka beriga dhexe (Israel iyo carabta) UNTSO (United Nation Truce Supervision Organisation), isagoo badanka iskaga dab qaaday jiray dalalka beriga dhexe, waxaa lagu xasuusta qaybtii weynayd ee uu ka gaystay maxaabistii israel iyo dalalka carabtu ay is dhaafsadeen. waxaana sannadkii 2006-dii loo magacaabay ku xigeenka danjiraha qaramada midoobay u qaabilsan gobolka Darfur, isagoo laba sanno ka dibna noqday ergayga Midawga Afrika iyo Qaramda midoobay iyo ku xigeenka barnaamijka UNMID ee maamulka haayadaha qaramada midoobay ee gobolka Darfur. Hadab ninka intaasi oo khibarad ah leh am waayo aragnimo ma waxa uu garan wayay Yaan lagu guurin oo inan ka yari yanu ku nacsin dadki ku han weynaa an niyad jabin dadki Ku jecela ee rajo ka qabay inad waxa u qabto aniga fikir ahan waxay ila tahay Mohamed biixi inu yahay qof da,aa oo weyn siyasada Somaliland lama qabsan karo ee inu iska baxo am iska nasto kolay wan filay inu haysto lacag ku filan Hadab markan dhinca kale eegno waxuu noqoday wasirkii uu musqmasuqa badan ee soo mara wasarada arimaha dibada somaliland isgo da, aada tagaan xagii uu illhay uga tobad ceelin lahaaa ee cibaad badsan lahaa inkastoy fiican tahay inu markasta cibaada la badsato Kaligi taasi ku xidhnayan wajib ina saran tahay hadan lkn ma jooga da,aadii Uu siyaasa ku xanbaroon lahaa
By: garyqaan gouleid ibarim Hassan
University of Hargeisa
Faculty of law and legal clinic
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here