Deg Deg :- Idaacadii Radio Hargeysa Qeybtii FM-Ta Oo Gubatey Iyo Fadeexadaha Dul Hoganaya Wasiir Cadaani . Hargeysa (Ilays-News):- Idaa

0
22

Hargeysa (Saxilnews):- Idaacadii Radio Hargeysa ee qaranka Somaliland lahaa gaar ahaan qeybta FM-ta ayaa gabi ahaanba dansan  ilaa saaka iyo  maanta duhurkii isla markaana gabi ahaanba Hawda ka Maqan .

Lama garan  karo sababta ay idaacadu  u Hawda uga maqan tahay  mana jirto wax war ah oo ay ka soo saareen masuulyiinta wasaaradaasi .

Arintani ayaa waxaa ay ku soo beegmeysaa xilli uu xil ka qaadis wasiirka wasaaradaasi Mr Cadaani ku sameeyey dhamaan agaasime waaxeedyadii  ay wasaaradaasi laheyd oo ay ka mid tahay waaxdii  farsamada  oo iyada qeyb ka mid laga hoos saaray isla markaana  arintani shaqadeeda aheyd .

Waxaana ay ay arintan ay ceeb iyo fadeexad balaadhan ku tahay wasiirka wasaardaasi Mr. Cadaani  .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here