Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Wadani Muddane Cismaan Afgaab ayaa waxaa uu si rasmi ah u shaaciyey in shir weynihii golaha dhexe ee xisbiga Waddani uu dib u dhac ku yimid mar labaad .
Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in sababta ugu weyni ay tahay xisbiga oo xaflado soo dhaweyn ah todobaadkan u sameyn doona siyaasiyiin iyo tageerayaal laxad leh oo ku soo biraya xisbiga isla markaana uu dib u dhacay muddo 9 cisho ahna isla markaana uu noqon doono shir weynuhu 19.10.2016 oo ku beegan maalinta Arbacada ee todobaadka danbe
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=EnmZHsieVRI