Sheffield (Saxilnews):- Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi Oo Booqday Xarunta Golaha Degaanka Ee Sheffield Oo Cidla Ah
Waxaana kulankaasi iyo booqashadaasi ku wehelinaayey xubno kamid ah jaaliyadda Somaliland ee Sheffield,kuwaas oo ahaa dadkii hirgeliyey ictiraafka Golaha degaanka Sheffield ay siiyeen Somaliland.