Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland ee xukuumada Madaxaweyne Siilanyo Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa waxaa ku baaqey in si deg deg ah dalka Looga saro Hay’adaha dalka ka hawl gala madaama oo uu sheegay in ay magaca dalka Somaliya ku joogan Somaliland .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan