Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada Hawlaha guud iyo gureynta Somaliland Muddane Cali Maxamed Xassan (Cali Mareexaan ) ayaa waxaa uu afkiisa ka sheegay in ay gabi ahaanba istaagtey qaandhankii ay dadku u uruurin jireen dhisamaha wadada Ceerigaabo .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=EoufS1eLPWc