Hargeysa (Saxilnews):- Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa waxaa ay go,aan kama danbeys ah ka soo saartay kala qaadista madaxweyne Siilayo ku sameeyey labada doorasho ee Wakiilada iyo Madaxtooyada .
Maxkamada sare waxaa ay ogalaatey kala qaadista madaxweyne Siilayo ku sameeyey labada doorasho waxaana ay golaha guurtida u soo jeedisay in ay ka gutaan waajibkooda dastuuriga ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=4m-mLY7Zws4