Warka Xildhibaan Golaha Guurtida Ka Tirsan Oo Ka Dhawaajiyay Inaan Xukuumadda Somaliland Doonayn In Doorashooyin Dalka Ka Dhacaan By Abdisalaan Harir - September 22, 2016 0 19 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Saxilnews)-Xildhibaan xmed Maxamed Obsiiye “Gacan” oo kamida xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inaan xukuumadda Somaliland doonayn in doorashooyin ka dhacaan dalka Somaliland. Halkan hoose ka daawo muuqaalka