Burco (Saxilnews):- Maayarka magaalada Burco Muddane Maxamed Muraad ayaa waxaa uu meel fagaare ah ka sheegay in hadii uu Muuse Biixi dalka madaxweyne ka noqdo ay dagaalo sokeeyo ka bilaabmi doonan oo mar kale buraha la gali doono
Maayarka oo arintani ka hadlaya ayaa waxaa uu yidhi
” Waxey iila muuqataa Muuse Biixi hadii ilahay SWT hogaanka dalka inoogu dhiibana , waxey iila muqataa in ay noqon doonto mar labaad iyo buuraha ” ayuu yidhi maayarka magaalada Burco Maxamed Muraad
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan