Hargeysa (SaxilNews):- Gudida doorashooyinka , saddexda xisbi qaran ee Somaliland iyo wasaarada arimaha gudaha ayaa waxaa ay kulan xasaasi ah maanta ku yeeshen xarunta wasaaradaasi .
Kulankan saddex geesoodka ah oo ay warbaahintu dibad joog ka aheyd ayaa markii soo dhamaadey waxaa warbaahinta uga war bixiyey wasiirka arimaha Gudaha Yasiin Faratoon waxaana uu sheegay in ay isla qaaten in diwaangalinta laga bilaabo Lixdaasi goobood isla markaana si nabad galyo ah ay uga qabsoonto .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan