Hargeysa (SaxilNews):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka mid ah masuulyiinta sar sare ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu arimo door ah kaga hadley wareysi dheer oo uu la yeeshay telefishanka Universal Tv .
Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in aanay ficneen in uu madaxweynuhu uu talada dalka ku koobo afarta qof ee ka ag dhaw balse ay haboon tahay in uu balaadhiyo talada
Sidoo kale xildhibaanku ayaa waxaa uu ka hadley isku shaandheyntii uu dhawaan sameeyey madaxweyne Siilanyo iyo arimo kale
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan