Waxaa Cuno Qabatayn Dhinaca Hubka Ah Ay Saarnayd Mudo Gaadhay Ilaa 1991kii Sano Wadamada Somalida Balse Mudowga Yurub Ayaa Manlintii Shalay Hub Iyo Gaadiid Ku Deeqay Wasaarada Gaashan Dhiga Somaliya .
Talaabadani Ayaa Ka Hor Imanaysa Talaabooyinkii Hore Uga Yaalay Beesha Caalamka Dhinaca Hubka Somalida Taasi Oo ay wakhtigii Horena Sabab U Ahayd Joojinta Hubka Somalida Dawlada Somaliya
Waxaa Loo Baahan Yahay Inay Xukuumada Somaliland Ay Ka Hadasho Arimo Dhinaca Hubaynta Somaliya
Halkan Ka Daawo : Hubka Iyo Gadiidka Somaliya Lagu Deeqay
berbera2002@gmail.com