Madaxtooyada Somaliland Oo Dib Usoo Celisay Mishiinkii Laydhka Ee Ay Ka Qaaday Madaarka Berbera Munaasiabadii 18 May Awgeed ”

0
19

Berbera(Saxilnews.com)-Mishiinkii laydhka ee Madaarka Berbera ayaa dib loogu soo celiyey halkiisii, Mishiinkan ayaa mudo ku maqnaa Magaalada Hargeysa kadib Markii Madaxtooyada looga baahday maalmihii 18 may, sida uu noo xaqiijiyey Afhayeenka Wasaarada Duulista Ismaaciil Yare. Mishiinkii oo ah nooca casriga ah ee aan guuxa samayan ayaa hada dib loo dhigay goobtiisii, Mashiika ayaa ka mid ah deeqda qalab ee Dalka Kuweyd ugu deeqay Madaarka Berbera oo ay dib u casriyan ku sameeyeen. Talaabadan ayaa meesha ka saaraysa warar kutiri kuteen ah oo wabsaydyada qaar ka qoreen arintaasi, iyaga oo tibaaxay In laga iibiyey Shirikadaha Laydhka ee Fadhigoodu yahay Hargaysa, Mishiinkaas

Mishiinkan ayaa la keenay madaarka caalmaiga ah ee Berbera kadib markii uu soo dhamaaday muaraadkii hargaysa loo geeyey

13401500_1103110366394300_1315640126_n 13393385_1103110353060968_2107188450_n 13393116_1103110419727628_2013971922_n 13392987_1103110316394305_585883103_n 13390851_1103110356394301_1055932276_n

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here