Berbera (Saxilnews.com)-Madaxda gobolka saaxil ma kulmiyaa mise waa wadani
Aniga iyò in badan oo ila fikir ihi waxaanu aaminsanahay madaxda gobolku inay u shaqeeyan Xisbiga wadani dad badan oo ah dadkii Kulmiye lasoo halgamay ayaa maalin walba ku biiraya Xisbiga wadani dadkaas oo ah hawlwadeenadii Kulmiye sababtaas eedeeda ay masul ka yihiin madxxda dawladu u soo dirtay gobolka gudomiyihi gobolka ee Kulmiye garab kii haweenka garab kii dhalinyarada waxay hør meehanabayaan xafiisyada hortooda waa laga soo xidhaa albaabada lama xurmeeyo lama sharfo meel walba dayn ay xisbiga Kulmiye u galeen ayaa loo haystaa marka sida á loo bahdilo maamulkii Xisbiga I nuu dhaqaajiyo lå rabay waayahay madaxdii markay xisbul xakin kii iyo hawlwaderndiis sidaai ula macaamilasn sow maaha macnaheedu gala wadani galaay gunaanad ha ogaado gudoomiyaha Kulmiye muuse biixi abdi madaxda gobolku inay dagaal kula jirto oo ay xisbiyo mucaarid ah la shaqaynayaan
Wabilaahi tawfiiq
Rag cadaalad waaya sidii cawsha kalayaac
Waxaan ahay Raggi dhiigooda ushubay uguureeyay u galab caraabay maalkooda wakhtigooda u hurry sidii siilaayo kursiga wadanka ugu sareeya igu fadhiisan lahaa hawl badan ayaanu umaray alhamdulilaah waa nu ku guulaysanay xilkamaan Rabin laakiin cadaalad dalka iyo dadka lagu dhaqo ayaanu rabnay masay dhicin taasi ismadoorin kii aan diriyo daarta kii galay wax wallba waa sidii aanu ka gadoodnay waxaan umalaynayaa talo ayaa loo baahanyahay wallba reer saaxil talo aan laruugin waa lagu rafaadaa Horta wali ma Iswaydiisay maxaa jamaal cadaalad darada loogu samaynayaa,