WASIIR CALI WARANCADE OO ISKU DHAC BEELEED KA WADA DEEGAANADA HOOS IMAADA SALAXLAY IYO QAAR KAMIDA MADAXDHAQAMEEDKA BEELAHA CIIDAGALE OO ARINTAASI KA DIGAY….

0
19

Hargeysa(Saxilnews.com)-Qaar kamida madaxdhaqameedka beelaha ciida gale ayaa maanta shir jaraa,id oo ay ku qabteen hotel Dalxiis ee magalada hargeysa waxa ay digiin u direen wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade oo ay sheegeen in uu waddo isku dhaca beelo walaalo ah oo wada dega degmada salaxlay

sssssss
cuqaashani ayaa sheegay in degmo hoos timaada salaxlay oo ay degeen ahaan degan yihiin beel ka mida beelaha ciida gale uu wasiir cali warancade ku waddo ku wado in uu siiyo beesha uu ka soo jeedo
cuqaashani ayaa ka digey in cali maxamed warancade isku dhac ka keeno beelahaasi
waxaanay madaxwaynaha jamhuuryada somaliland ugu baaqeen in uu arintaasi wax ka qabto hadii kale ay halkaasi ka dhici doonaan isku dhacyo beeloodyo…….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here