Maamulka Berbera Ayaa Manta Bilaabay Dayactirka Xabsi Taariikhiga Ah Ee Berbera ”

0
18

Berbera (Saxilnews.com)-Maamulka Gobolka Iyo Degmada berbera ayaa manta bilaabay dhismaha iyo dayactirka jeelka wayn ee berbera kadib markii ay jeelkaasi lasoo deristay iyo burbur xoogani.

gudoomiyaha Gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed ayaa Hormuud ka noqday dadkii ku hawlanaa dhismaha xabsigaasi

Halkan Ka Daawo :

https://www.youtube.com/watch?v=B8g2VfxF_60&feature=youtu.be

Mukhtar A.Harier

berbera2002@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here