Gudoomiye Cirro Oo Kedis ugu Baxay Itoobiya + Dhambaal uga Yimi Safaarada Maraykanka.

0
27

Hargaysa (Saxilnews.com)-Gudoomiye Cirro Oo Kedis ugu Baxay Itoobiya + Dhambaal uga Yimi Safaarada Maraykanka. Hogaamiyaha Xisbul mucaaridka WADDANI ahna gudoomiyaha aqalka wakiilada oo aanay wehelin cid kale ayaa sikedis ah ugu duulay dalka itoobiya safarkan oo warma qabto ah ayaa soda xogaha shabakada saxil helayso ah sheegayaan wuxuu salka Ku hayaa dhambaal martiqaad rasmi ah oo Gudoomiye Cirro ka helay Safaraada Dawlada Maraykanku Ku leeyahay dalka itoobiya. Walow aanay cadayn nuxurka dhambaalkasi siday hadana sida xoguhu tibaaxayaan ayaa sheegaysa inuu LA hal-maalo gacansiinta in badan oo kamid ah dawladaha reer galbeedku LA barbartaagan yihiin Gudoomiye Cirro kuwaaso qaarkood sitoos ah u taageraan kadib kolkii kalsoonidi beesha caalamku sitoos ah XISBIGA kulmiye iyo xukuumada madaxweyne siilaanyo lumiyeen.

Hargaysa / Desk /

www.saxilnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here