Ganaaxa lacageed ee laga jaro Macalimiinta D/H/DHexe Miyuu ka jiraa S/land oo dhan mise G/Awadal ayay Gaar u thay. Qalnkii : Nimco Cabdi Warsame

0
22

Somaliland  waxyaabaha ay ku can tahay waxa kamid ah ee aan dawladah kale ee caalamka lawadaagin  waxa ka mid ah  in aan  wax is badal ahba aan lagu samayn , dadka  ka shaqeeya  waaxya wasaaradaha  iyo  waaxyaha   Gobolada    kali ah waxa is  bad badalaa waa wasiirada iyo  isku duwayaasha  ilaa iyo 1991 kii  intaa kale  ee aan soo sheegnay qofkastaaba halkii loo magacaabay ayuunbuu  joogaa.taasina  waxay keentay in ay  samaysmaan shaba kado  is kuxidhan, ama kooxo qawlaystayaala   oo wada  shaqaysta  jaha wareeriyana  marba isku duwaha lakeeno    Gobolada.

Hadaba  waxaka ka jira wasaarada waxbarashada   G/Awdal   koox noocaas ah    oo isku xidhan oo marba  dhinac kaga futa dhibaatooyin cusub marba  marba isku duwaha loo soo maga caabo  si  ay  ugu qasbaan hadba   danta ay lee yihiin  iyagu,   oo aanu  u arag marba waxa ay ku kacayaaan.

Waxa jirta  dhaqan  aan ka jirin  S/land  inteeda   kale   taas oo ah  in ay marba   marnaa mush dajistaan ay   ku dhacayaan macalimiinta  D/H/dhexe    ee marka   horaba aan qaa dan mushahar ku filan.

  1. Waxaay ka goostaan macalimiintaa masaa kiinta ah   lacag ay ku maga caabaan ganaax  oo ay kaqaadaan  kali  ah maca limiinta   D/H/DH/ taas  oo ay  maca limiinta  ka jaraan  lacag     60000 ilaa  iyo  25000 inta  udhaxaysa ah  bishii  noqonaysa   ilaa  6000000 milyan    lacagtaas oo aan  wax  juwan  ah  lagu goyn  iskuuladana aan dib  ugu noqon  eek u hadha  qaybta xisaabaadka   ,
  2. Marksta oo bishu dhamaatooo lacag labixinayo      maa mulayaasha  ayaa laqabsanayaa  waxa lagu odhanayaa  maxaad usoo ganaxi la dahay  macalimiinta, hadii uu soo ganaaxi waayana isaga   ayaa  la ganaaxayaa    xaaladaasina culaysbadan ayay ku haysaa    macalimiinta masaa kiinta ah.
  3. Hadabalacagtaasi  halkay gashaa   bal  hala  is waydiiyo   waxay waliba  usamaysteen form  layidhahdo  formka  ganaaxa    oo  iyagu aya samaysteen hadii aan  arintaa wax  laga qabana   halis  meel  halis ah ayay marasaa xaaladu.
  4. Haloo soo gurmadooo umada  halaga  soo gaadho   kooxdaa  isku xidhan   , haday  ugu  yarraato  ha la isku badalo boo sas kooda.oo mid kastaa booska uu hada joogo mahee  mid kale  ha lageeyo  .

 

Nimco    Cabdi    Warsame

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here