Berbera (Saxilnews.com)-Waxaa Manta Lagu soo Gabogabeeyey Hoteel Mansoor Ee Magaalada Berbera Shirkii Ay Kuwada Hadlaayeen Somaliland Iyo Itoobiya Kaasi Oo Lagaga Hadlaayey iskaashiga Labada wadan Ee Dhincyada Ganacsiga Iyo Horumarka Iyo Sidoo Kale Mashruuca Berbera Coridor Waxaana Halkaasi Ugu Horayn Ka Hadlay Agaasimaha Guud Ee Wadaasrada Arimaha Dibada Somaliland Cabdiraxmaan Muxumed Abdeeq
Waxaa Sheegay Inuu Shirkaasi Guul Ku dhamaaday Lagana Wada Hadlay Arimo Door Ah Oo Ay Kamid Ahaayeen Samaynta Jidka Isku Xidha Berbera Iyo Adisababa Iyo Sidoo Kale Isticmaalka Dekeda Berbera Hirgelinta Dhismaha FreeZonka Itoobiya Isticmaalayso Ee ITOOBIYA CONTINER YARD ,Kaasi Oo dhawaan Laga Dhagax Dhigay Dekeda Berbera .