Warka Halkan Ka Dhagayso :Hadii Loo Baqo in Dadka Islaamka Qaarkood Gaajo Iyo Haraad U Dhintaan, Sidii biilka reerkaagu waajibka kuugu yahay, ayaa waxsiinta dadkaasi waajib kuugu noqonayaa By admin - February 20, 2016 0 21 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargaysa (Saxilnews.com)-“Nebigu CSW waxuu yidhi ‘Qofka Ilaahay ugu jecelyahay waa ka dadka u waxtarka badan, camalka Ilaahay ugu jecel yahay ka lagaga farxiyo qof islaam ah.” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir http://saxilnews.com/wp-content/uploads/2016/02/Taageerida-Dadka-Muslimiinta-ee-Baahan.Sh_.Dirir_.mp3