Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Waxaa Siyaasadeeyey Arinkii Ganacsatada Iyo Maamulka Dekeda Berbera ”

0
36

Berbera (Saxilnews.com)-

Waxaa beryahanba si weyn looga hadal hayey goibaha lagu kulmo is mariwaa ka
dhashay maamulka dekada berbera iyo qaybo ka tirsan ganacsatada wax kala
soodegta dekada berbera.
Hadaba hadaan ka hadlo arintan waxaan u arka in ay tahay arin la marin
habaabiyey halkii iyo sidii looga hadli lahaaba laga loogana faaideystey
arimo siyaasadeed sidoo kale waxaan odhan karaa sababta koowaadna waxaa
horseed ka ahaa gudomiyaha rugta ganacsiga Somaliland
Waana ninka dano siyaasaded oo la odhan karo isaga iyo xulafadiisa ayaa
wadatey uga faaideystay waana ninka arintaa halkaa gaadhsiiyey.
Waxaa kaloon muran ka jirin inuu yahay mid aan fahamsaneyn xilka uu qaranka
u hayo kaliya isagu danta kaliya ee leeyahay tahay in mudada uu xilka hayo
uga caa’iideysto dano dhaqaale iyo mid ganacsi Iyo Wixii La Hal Maala
Arinta kadhaxaysey ganacsatada iyo mamulka Dekada Derbera ee ahayd hadi ay
ganacsatadu  ka hadlayaan cabashana u keneen waxay ahayd in uu waajibkiisa
shaqo uu ku dhex galo dhexna u ahaado sidii uu yeeli jirey alla ha u
naxariistee C.raxman farax Sugaal mudadii uu xilkan hayey ‘ balse wuxuu si
toosa ula saftey dhicii ganacsatada isagaana soo qorsheeyey hawshan ila
maantada laga hadlayo .
Dhinaca kale waxaa la kordhiyey woxogaa khidmad ah oolagu kordhiyey
koontiinarada badeecadaha laguu soo rido sababta loo kordhiyeyna waa sidii
loo heli lahaa kharashka adeegyada ay dekadu ufidiso ganacsata iyo sidii
loo heli lahaa kharashka dekada ama qaybta sadexaad ee barxada dekada
berbera loo dhisayo iyadoo la og yahay in sanadkii horena la kordhiyey lana
dhameys tirey barxada balaadhan ee loogu magac darey xarunta ganacsiga ee
tog wajaale taas oo la og yahay in kharashkii baxay oo malaayiin dollar
ahaa ay maamulka dekadu dusha u riteen ka dib markii ay kalsooni buuxda ka
heleen m.weynaha jsl mudane axmed maxamed maxamud.
Maantana sababta khidmadan loo kordhiyey waa sidii ay ganacsatada dekada
wax kal soo degta u heli lahaayeen dekad ama barxad sadexaad oo ay
badeecadoodan ku kala faalaliyan si aananey culeys u dareemin marka ay

loo heli lahaa kharashka dekada ama qaybta sadexaad ee barxada dekada
berbera loo dhisayo iyadoo la og yahay in sanadkii horena la kordhiyey lana
dhameys tirey barxada balaadhan ee loogu magac darey xarunta ganacsiga ee
tog wajaale taas oo la og yahay in kharashkii baxay oo malaayiin dollar
ahaa ay maamulka dekadu dusha u riteen ka dib markii ay kalsooni buuxda ka
heleen m.weynaha jsl mudane axmed maxamed maxamud.
Maantana sababta khidmadan loo kordhiyey waa sidii ay ganacsatada dekada
wax kal soo degta u heli lahaayeen dekad ama barxad sadexaad oo ay
badeecadoodan ku kala faaFiyeen si aananey culeys u dareemin marka ay

Badeecaduhu Kasoo Degaan Dekeda Caalamiga Ah Ee Berbera Waxaan halkan ugu mahadnaqayaa ganacsatada Sharafta Leh Ee Ogolaatay Inay Dekeda Badeecadahooda Kala Baxaan Kadib Markii Laysla Afgartay Danta Guud Ee Dekeda Iyo Qaranka

Qalinkii : Wariye Maxamed Cumar Biid

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here