Hargeysa (Saxilnews.com):- Xildhibaan Dhakool oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee ka soo jeeda gobalka Sool ayaa waxaa uu sheegay in maalinta 18 May aaney aheyn maalin qaranka balse beelaha daraf-yadu u yaqaanan maalin madow
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Saxilnews.com/Hargeysa Office