Xaalada Abaared Oo Meel Adag Maraysa Iyo Shan Qof Oo Haraad Ugu Geeriyoodey Degmada Duruqsi.

0
18

 

Burco(Saxilnews)Xaalada Abaared Oo Meel Adag Maraysa Iyo Shan Qof Oo Haraad Ugu Geeriyoodey Degmada Duruqsi.(Hargeisanews)Shan Qof Ayaa Ku Dhintay Degmada Duruqsi Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer Dadkasi Oo U Dhintay Haraad Iyo Gaajo Gudoomiyaha Degmada Duruqsi Axmed C/laahi Gaabyome Ayaa Ka Hdlay Xaalada Abaarta Iyo Sidoo KaleDadka U Dhintay Haraadka Iyo Macluusha

“”Magacaygu Waa Axmed C/laahi Gaabyome Waxaan Ahay Gudoomiyaha Degmada Duruqsi Halkan Aan Ku Suganay Waa Burco Oo Aan U Imi Qaylo Dhaan In Aan Hawada U Mariyo Dhamaan Ciid Danaynaysa Xukuumada Ahaan Iyo Jahliyad Ahaanba Iyo Weliba Wixi Wax Haysta Dadka Aan Kaga Imi Degmada Duruqsi Loo Gurmado Degaanka Duruqsi Dhimashadu Hada Way Ku Soo Badanaysa Oo Dadku Maalinti Kooxo Ama Tarab Tarab U Dhimanaya

Kuwii U Danbeyeyna Ay Shalay Dhinteen Waxaan U Imi Gurmadkaasi In Aan Sii Daayo Iyadoo Anay Jirin Xoolo Doon Ama Lacag JacaylEe Ay Jirto Xaalad Dhaba Waxaa Hada Miidhiya Igu Kalifay Waar Ka Dhabta Ee Xaqiiqada Ka HadlayaOo Maanta Jira Oo Aan Leeyahay

Sidoo Kale Gudoomiyaha Degmada Duruqsi Waxaa U Xukuumada ,Haayadahan Gar Gaarka Iyo Jahliyadaha Ka Soo Jeeda Degaankasi Ugu Baaqay In Ay U Soo Gurmadaan Dadkooda

“”Waayo Dadkii Waxay U Dhimanayaan Sida Xoolaha Hadii Aan Gar Gaar La La Soo Gaadhin Waxaan Aad Iyo Aad Hawada Ugu Marinyaa Xukuumada Oo Aan Si Gaara Ugu Boorinyaa Gar Gaar La la Soo Gaadho Dadkasi Maanta Madhanaya Waa Dad Aan Waxba Gacanta Ku Hayn

Hadii La Soo Xaraynayo Iyo Hadii Halkood Wax Loogu Qabanyo Dadkasi Waa Laba Qaybod Waa Qayb Somaliland Deganayd Iyo Somalilandera Oo Hawdka Sare DegnaydOo Xukuumadoda Iyo Dadkoda In Ay Garab Sadaan U Soo Guuray Labadas Qaybood Ayaa Ay Isugu Jiraan Xaqiiqduna Waa Caynka Aan Sheegay

Dhanka Kale Waxa U GudoomiyuhuDegmada Duruqsi Ka Warbixiyey Tirada Dhimashada U Geeriyootay Haraadka Iyo Gaajada

“”Shantii Qof Ee Ugu Danbyey Afartii Casho Ayaa Ay Dhinten Shantaa Dhintay Midi Waxaa U Ahaa Nin Shan Caruura Dhalay Waxaan U Is Yidhi Biyo U Doon Markii U Xooga Socday Ayuu Harad U Dhintay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here