Saxilnews.com
Xukuumadda Oo Shaqadii Ka Joojisay Wariye Sagal Beel Deeq iyo Siciid Cagjar
September 8, 2019 - Written by Maxmed gamuute

Hargaysa (Saaxilnews.com) Xukuumadda Oo Shaqadii Ka Joojisay Wariyayaasha Sagal Beel Deeq iyo Siciid Cagjar

Masuuliyiinta wargayska ku hadla Afka xukuumadda ee dawan ayaa maanta shaaciyay in ay shaqadii ka joojiyeen Wariye sagal oo warbaahinta Horyaal tv ka siidaysay barnaamij ka hadlaya Hablo Qaylaya.

Masuuliyiinta wargayska Dawan ayaa warqad ay soo sareen ku sheegay in shaqadii laga joojiyay iyaga oo sabab uga dhigay inaanu sharciga warbaahinta dawladu ogolayn in qofka u shaqeeyaa aanu ka shaqayn Karin warbaahin kale.

COMMENTS
Latest News