Saxilnews.com
Xukuumada Somaliland Ayaa Soo Bandhigatay Wixii Ay Qabatay Oo Aan Faa,n Ahyn Marwada 1Aad Ee Dalka
February 8, 2015 - Written by admin

Hargaysa( Saxilnews.com)- Hargeysa waxa marki ugu horeysay si cilmi yeeysan loo soo  bandhigay wax qabadka.  qaar ka tirsan Wasaaradaha iyo haayadaha kala duwan ee Xukuumada Madaxweyne silaanyo , Dhalinyaro aqoon yahano ku bahoobey (Hargeysa intellectual & Talent Club) oo iskood isku abaabuley waxay halka kaas ku soo ban-dhigeen Ducenmantry ay ka soo diya riyeen Wasaaradda iyo haayadaha kala duwan ee Dowlada

 

Saxilnews/ Hargaysa //Office

berbera2002@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News