Saxilnews.com
Xukumadda Somaliland Oo Soo Dhawaysay Hadal Dhawaan Kasoo Yeedhay Raysal Wasaarihii Hore Ee Dalka Kenya Raila Odinga
August 3, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews) Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay inay ka xukuumad ahaan soo dhawaynayaan hadal dhawaan kasoo yeedhay raysal wasaarihii hore ee dalka Kenya hadana ah hogaamiyaha isbahaysiga dalka Kenya ee CORD mudane Raila Odinga oo uu ku taageerayo qadiyada jamhuuriyada Somaliland,

Waxaana uu wasiirku sheegay inay la xidhiidhiyaan marti qaadna u fidinayaan mudane Raila Odinga.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News