Saxilnews.com
XUBNO KA TIRSAB SUXUFIYIINTA RUG CADAAGA AH EE SOMALILAND AYAA HARGAYSA KULAN KU YEESHAY
February 18, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed daahir Cukuse ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Hargaysa kulan ugu qabtay Suxufiyiinta waayo aragga ah ee Somaliland iyo Agaasimayaasha Waaxyaha wasaaradiisa, waxana uu ka dalbaday inay suxufiyiinta waayo aragga ahi ka qayb qaataan sidii Guud ahaan Warbaahinta Somaliland looga dhigi lahaa mid ka turjunta rabitaanka shacabka iyadoo laga duulayo dastuurka Qaranka JSL u yaalla

 

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News