|
|||||
Saxilnews.com
XOGHAYAHA XISBIGA WADDANI KHADAR XUSEEN ABDI OO FARIIN U DIRAY DUQA CAASIMADA HARGAYSA SOLTEECO
January 21, 2021 - Written by editorXoghayaha xisbiga Waddani Khadar Xuseen Abdi oo fariin u diray Duqa Caasimada Hargaysa Solteeco .
Waxa aan se ka xumahay in aanad fursaddaas ka faa’iidaysan, waan ka xumahay in Hargeysa waddo xumo, nadaafad xumo, caddaalad darro, maamul xumo & daryeel la’aan ay la ooyayso, Hargeysa heeso madax looguma noqon karo ee waxaa madax loogu noqon karaa karti, hufnaan, daacadnimo iyo hawl karnimo. Hoboladda Nimco Dareen way ku mahadsantahay in ay garawsatay in ay Hargeysa oo basteed ah ay ku soo dhex dhacday iyada oo aan xog hayn. Garowshiiyuhuna waa geesinimo.
Xoghayaha xisbiga Waddani Khadar Xuseen
COMMENTS
|
Latest News
|